somalida magaca ayey wadaagtaa balse dhaqanka qayno kala duwan ayey leeyihiin haday tahay

waxaad arkaysaa hadii aad dalka somaalia aad ku dhex safar mudo dhaqamo kala duwan iyo ciyaaro kala duwan waxaase nasiib waanaag ah inay dadka somalida ay yihiin bulsho sharaf badan diin ahaan iyo dad ahaanba waxaa kaloo jirta dalkasta waxaa dhaqan kiisa laga eegaa dhan dadka waawayn sikale hadii aan u dhigo dadka waawayn oo dalkasta leeyahay waxay dhaxlaan dhaqanka dalkaas 

qormadaan aan ugu magac darnay dhaqanka somalida waxaan ku eegi doonaa arimo badan oo xiiso leh oo dadka somaalida caalamka kaga duwan yahay lasoco qayba soo socda kala ahna taxanayaal is daba jooga

(@hogaamiye129886296.blog

 

Leave a comment