ASC WALALAHA,SOMALIYEED

salaan qaali ah iyo hambalyo ayaan hawada u marinayaa dhamaan umada somaaliyeed sanad guurada kasoo wareegtay maalintii la doortay madaxwaynaha

xildhibaanow xantaadaa ladu qoray xaashiyo

waxaynu wada ognahay in xildhibaanadii somaaliya ay isku haystaan mooshin laga keenay gudoomiyaha baarlamaanka somaaliya bal hadaba matahy shaqadii loo idmaday xildhibaanada ina maalinkasta ay mooshin suuq geeyaan somaaliya maanta waxaan ku habsaday qabyaalada iyo nin jeclaysi halka danta guud dayacan tahay

QAYMAYN IYO HAMBALYO

waxaan wada ognahay dawlada ay madaxda ugu saraysa ay  yihiin ee la magac baxday nabad iyo nolol waxaa hubaal ah inay qabatay waxyaabo badan oo dalka horumar u keenay sidaa daraadeed marka aa wax qabanayso waxaa laga yaabaa shaqadii aad qabatay in boqolkiiba 100%5 ay kaa xumaato ama ay kaa sidbato markaas ayaa kooxo badan…

WhatsApp Messenger: Android + iPhone + Windows Phone

Hey, the my number +252907351545 I just downloaded WhatsApp Messenger on my Android. It is a smartphone messenger which replaces SMS. With WhatsApp, you’ll get fast, simple, secure messaging and calling, available on phones all over the world. WhatsApp is available for Android, iPhone, and Windows Phone, and uses your phone’s Internet connection to send…

sheekadii ahayd dadka ruux gobaa jira,qaybtii 3aad

waxay inoo maraysay iyada oo kirishbaygii gaariga u matag ula jeestay anigase waxaan iska baaray calool adayg oo waxaan go,aan ku qaatay inaan howsha la qaybsado darawalka waana ku guulaysanay inaan gabadha aan ilmaha kasoo saarno waliba anaga oo aan cilmi lahayn umulisanimo waxayna dhashay wiil labaduba way badbaadeen ilaahay mahadii waxaase layaab ahayd markaan…